Follow us on Facebook

Waa maxay Farqiga u dhexeeya Hardware iyo Software

 Farqiga u dhexeeya Hardware iyo Softwar


Nidaamka kombuyuutarku wuxuu u qaybsan yahay laba qaybood: Hardware iyo Software. Hardware waxa loola jeedaa qaybaha jidheed iyo kuwa muuqda ee nidaamka sida Monitor, CPU, keyboard iyo mouse. Dhanka kale, Software-ku waxa uu tilmaamayaa hab-raacyo kala duwan oo awood u siinaya qalabku in uu qabto hawlo gaar ah. Software-ka waa in lagu rakibaa qalabka si uu si sax ah u shaqeeyo, si la mid ah, qalabku waa inuu jiraa si loogu talagalay hawlaha la qabanayo. Labaduba way isku tiirsan yihiin, haddana way ka duwan yihiin midba midka kale.

0 Comments:

Post a Comment